(Sawirro) Muuse Biixi oo Washington kula kulmay xubno ka tirsan Congresska Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku gudda jira shafarkoodii shaqo ee Washington D.C ayaa kulamo muhiima la yeeshay Guddida Arrimaha Dibeda ee Aqalka congress-ka oo uu hoggaaminaayo Rep. Greg Meeks oo ah xildhibaan dimuquraadi ah oo laga soo doorto New York, oo uu wehelinaayo mudanaha dhigiisa ah … Continue reading (Sawirro) Muuse Biixi oo Washington kula kulmay xubno ka tirsan Congresska Maraykanka